Raisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo laga helay caabuqa Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay warkan, waxaana la sheegay in Mr Johnson uu qabo calaamado sahlan oo ka mid ah kuwa uu leeyahay cudurka, wuxuuna si shakhsi ahaan ah isugu karantiilay gudaha xafiiskiisa. “Waxaa laga … Continue reading Raisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo laga helay caabuqa Coronavirus